qasdi
(m.l)ld qasad¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qasdi ↴
ahmiyad [m.dh]
Ujeeddo; qasdi; muhiimmad.
citiqaad [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Diin, mabda'iwm aaminid. 2. (f.mg) U c.: cid meel iwm u qasdiyid.
haldhac [m.l] (-cyo, m.dh)
1. Eray ama hadal aan la doonayn in la sheego oo si aan loo qasdiyin u soo dhacay. 2. Deelqaaf; gaf. 3. (u) Miro bislaaday oo soo daatay.
qasad [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Muraad; dan. 2. Fal si ulakac ah loo sameeyo. ld qasdi.
qasdid [m.f.dh]
eeg qasad².
tammadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof ama wax kale oo astaamo ama tilmaamo gaar ah leh, calaamaysasho, soo aadid, ku soo aroorid, u qasdid; ku hirasho; abbaarid.
tarantirid [m.dh]
(daaw.) Qalliin ama hab hawleed kale oo loola qasdiyo in uu keeno madhaleysnimo qof lab ama dhedig ah.
qas [m.l]
1. Rabsho iyo xasillooni la'aan. 2. Siil. 3. Gumaar. 4. Meesha ay iska galaan miskaha iyo sabiisha geela.
qas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Milme iyo hoore isku labid. 2. Wax kala jaad ah isku darid. 3. Rabsho iyo xasillooni la'aan meel ka abuurid. 4. Ka q.: hadal, ciyaar iwm oo cid si wanaagsan ugu socotay ka dhabqin.