qasdid
(m.f.dh)

eeg qasad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qasdid

tammadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof ama wax kale oo astaamo ama tilmaamo gaar ah leh, calaamaysasho, soo aadid, ku soo aroorid, u qasdid; ku hirasho; abbaarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg