qashaaf
(m.l)

ld qashaafid.

qashaaf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)

1. Qof islaweyni aan dhab ahayn muujin. 2. Ka q.: cid jirro ama yasid awgeed uga fogaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qashaaf

qaqashaaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Wax la waayey dhowr meel ka raadraadin.

qaqashaafid [m.f.dh]
eeg qaqashaaf.

qashaafid [m.f.dh]
eeg qashaaf². ld qashaaf¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg