qasiido
(m.dh) (-ooyin, m.l)(dii.) Maanso diimeed, lagu ammaano ama lagaga sheekeeyo shaqsiyaad gaar ah oo diinta Islaamka magac iyo maamuus ku leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qasiido ↴
nebi-ammaan [m.l]
(dii.) Sugaan ama qasiido lagu ammaano wanaagga iyo wax qabadka nebi.
nebi-ammaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
(dii.) Suugaan ama qasiido ku tirin wanaagga iyo waxqabadka nebi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg