qasilid
(m.dh)ld qasaasilid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qasilid ↴
qasaasilid [m.f.dh]
eeg qasaasil². ld qasaasil¹, qasil¹ (2), qasilid.
qasil [m.l]
1. Caleenta geedka gobka oo shiidan oo loogu qabeysto saabuun ahaan. 2. ld qasaasilid. Mayrista cuntada qaarkeed sida bariiska iwm la mayro inta aan la karin.
qasil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
ld qasaasil².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg