qatan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. Nafley cunto ama cabid aan helin ahaansho. 2. Wax la qaybinayey cid aan wax ka helin ahaansho. ld qadsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qatan ↴
qadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld qatan.
qadsanaan [m.f.dh]
ld qatanaan.
qadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qatanaan.
qadsanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
ld qatanow.
qatanaan [m.dh]
ld qadsanaan, qadsanaansho, qatanaansho.
qatanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg qatanow. ld qatanaan.
qatanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Cid wax ka qatan noqosho. ld qadsanow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg