qataysii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

1. Cid wax ka qadin. 2. Cid dhibaato iyo hagardaamo gaarsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qataysii

qataysiin [m.f.dh]
eeg qataysii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg