qawlalid
(m.f.dh)

eeg qawlal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qawlalid

qawlal [m.l] (-llo, m.dh)
Labada dacal ee afka middood oo ku aaddan miciyaha ama gaws-horaadka.

qawlal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
Nafley, labadeeda qal dhexdooda bir, xarig, iwm, gelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg