qawle
(m.l)

ld qowle.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qawle

qawley [m.dh]
Mindi xoog badan oo hilbaha lagu googooyo.

qowle [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-layaal, m.l/dh)
Dad aan shaqo lahayn oo dadka kale dhaca. ld qawle, qowleysato.

waraf [m.l] (-fyo, m.dh)
Xarig qaylo dheer oo lagu ilaalsho beeraha; qawle; jacle; jeedalqawle.

qaw [m.l]
Meel cirif ah oo haadaan dheeri ka hooseysa.

qaw [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Erey tilmaama dhawaac.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg