qawlid
(m.f.dh)

eeg qawl².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qawlid

qawl [m.l]
1. Curdanka baarka geedaha ka soo baxa. 2. Hadal; erey. 3. Q. leh: qof axdi leh. 4. Cabbitaan qof jirran afka loogu shubo; kawl.

qawl [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-wlay, -wshay)
1. (f.g) Cid jeenan siin. 2. (f.mg) Hadal dhihid. 3. (f.mg) Curdan bixin (geed). 4. (f.mg) Si wanaagsan u korid (ubad, geel iwm.).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg