qawsho
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-shaday, -shatay)

Calaalin (gocoso, goon).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qawsho

qawshad [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg qawsho.

qaws [m.l] (-sas, m.l/-syo, m.dh)
Laba calaamadood oo bil u eg, iskana soo horjeeda oo ereyada, hadallada iwm la dhex gesho middood. ld qows.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg