qawsii
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iiyay, -iisay)

Shanqar “qaw” ku dhalin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qawsii

qawsiin [m.f.dh]
eeg qawsii.

qaws [m.l] (-sas, m.l/-syo, m.dh)
Laba calaamadood oo bil u eg, iskana soo horjeeda oo ereyada, hadallada iwm la dhex gesho middood. ld qows.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg