qaxaab
(m.l) (-byo, m.dh)Nin saani ah oo macsida aad u jecel; dhilley.
qaxaab
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective) (-bo, m.l)1. ld qaxaabad. 2. Godad bahala galeen ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaxaab ↴
qaxaabad [m.dh] (-do, m.l)
Naag jirkeeda ka ganacsata; dhillo.
qaxaabnimo [m.dh]
Qaxaab ahaansho.
qaxbad [m.dh]
ld qabxad, qaxaabad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg