qaxaabad
(m.dh) (-do, m.l)Naag jirkeeda ka ganacsata; dhillo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaxaabad ↴
qaxaab [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective] (-bo, m.l)
1. ld qaxaabad. 2. Godad bahala galeen ah.
qaxbad [m.dh]
ld qabxad, qaxaabad.
qaxaab [m.l] (-byo, m.dh)
Nin saani ah oo macsida aad u jecel; dhilley.
qaxaab [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective] (-bo, m.l)
1. ld qaxaabad. 2. Godad bahala galeen ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg