qaxaanqixid
(m.f.dh)eeg qaxaanqax². ld qaxaanqax¹, qaxanqax¹, qaxanqixid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaxaanqixid ↴
qaxaanqax [m.l]
Qaylada ay samayso dooradu marka ay ukun dhali rabto. ld qaxaanqixid, qaxanqax¹.
qaxanqax [m.l]
ld qaxaanqax¹, qaxaanqixid.
qaxanqixid [m.dh]
ld qaxaanqixid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg