qaxan
(m.l)1. Q. ah: dhuxul shidan oo aan dambas dusha ka fuulin. 2. ld qaxmid.
qaxan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xmay, -xantay; -xmi)Dhuxul, wax shidmay noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaxan ↴
bilqaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
Wax si aan nadaamsanayn loo kala daadshay ahaansho.
dhamac [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Dhuxul qaxantay oo waaweyn. 2. Derin aan casaan lahayn oo faylikida u eg.
qaxaanqax [m.l]
Qaylada ay samayso dooradu marka ay ukun dhali rabto. ld qaxaanqixid, qaxanqax¹.
qaxaanqax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xayt, -xday; -qixi)
Dooro ukun dhali rabta qaylo samayn. ld qaxanqax².
qaxaanqixid [m.f.dh]
eeg qaxaanqax². ld qaxaanqax¹, qaxanqax¹, qaxanqixid.
qaxanqax [m.l]
ld qaxaanqax¹, qaxaanqixid.
qaxanqax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
ld qaxaanqax².
qaxanqixid [m.dh]
ld qaxaanqixid.
qax [m.l]
Guuriitaan meel si degdeg ah looga cararo cabsi awgeed.
qax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; qaxi/qixi)
Cabsi awgeed meel si degdeg ah uga guurid.