qaxbo
(m.dh)ld qabxad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaxbo ↴
qabxad [m.dh] (-do, m.l)
Naag sharmuuto ah. ld qabxo, qaxbad, qaxbo.
sharmuuto [m.dh] (-ooyin/sharaamiid, m.l)
Naag jirkeeda ka ganacsata; dhillo; qaxbo.
qax [m.l]
Guuriitaan meel si degdeg ah looga cararo cabsi awgeed.
qax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; qaxi/qixi)
Cabsi awgeed meel si degdeg ah uga guurid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg