qaxmi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Dhuxul shidid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaxmi ↴
qaxan [m.l]
1. Q. ah: dhuxul shidan oo aan dambas dusha ka fuulin. 2. ld qaxmid.
qaxmid [m.f.dh]
eeg qaxan². ld qaxan¹ (2).
qaxmin [m.f.dh]
eeg qaxmi.
qax [m.l]
Guuriitaan meel si degdeg ah looga cararo cabsi awgeed.
qax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; qaxi/qixi)
Cabsi awgeed meel si degdeg ah uga guurid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg