qaxsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Dad dalkoodii ka soo qaxay ahaansho. 2. Dhuxul wax la huriyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaxsan

qaxsanaan [m.f.dh]
eeg qaxsan. ld qaxsanaansho.

qaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qaxsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg