qaybgeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Ka q.: qof hawl, tartan, arrin iwm in uu qayb kaqaato u oggolaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaybgeli ↴
xadree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
(dii.) Xadro ka qaybgelid.
qaybgal [m.l]
Ka q.: ka qayb qaadashada hawl la qabanayo. ld qaybgelid.
qaybgelid [m.f.dh]
eeg qaybgal². ld qaybgal¹.
qaybgelin [m.f.dh]
eeg qaybgeli.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg