qaybgelid
(m.f.dh)

eeg qaybgal². ld qaybgal¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaybgelid

xadree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
(dii.) Xadro ka qaybgelid.

qaybgal [m.l]
Ka q.: ka qayb qaadashada hawl la qabanayo. ld qaybgelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg