qaybshe
(m.l)

ld qaybiye.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaybshe

dhig [m.l]
Wax laba meelood loo qaybshey, middood.

fallar [m.l.t] (-rro, m.dh)
Wax siddeed meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; tumun. Tus. “Hasha la shireystay f. iga sii”.

laqaybshe [m.l]
Wax ama tiro la qaybinayo.

nus [m.l]
Wax laba meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; bar. Tus. “N. kiilo bariis ah”.

qaybiye [m.l]
Qof wax qaybiya. ld qaybshe.

tumun [m.l] (-nno, m.dh)
Wax siddeed meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; fallar. Tus. “T. kiilo bariis ah”. ld tummun.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg