qaydo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ytay, -ydatay)

Dhul, qayb go'an cabbirasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaydo

qaydasho [m.f.dh]
eeg qaydo.

qay [m.l]
Biyo yar oo wasakh leh oo wadaanta ama darka ka daata oo ceelka agagaarkiisa jiifa.

qay [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-yay, -yday; -yi)
1. Weel, wax yar oo hoore ah daadin. 2. Uunsi shidid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg