qayil
(m.l)Cunidda qaadka.
qayil
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ilay, -ishay; -yli)Qaad cunid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qayil ↴
barjo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Madaxa hore oo kuusan ee xubinta taranka ragga; dhalfo; fanjar. 2. Qayilaad meel fadhi fiican oo lagu raaxeysto leh lagu qayilo.
qayilaad [m.dh]
Fadhi habeysan iyo sheeko ay dad badani qaad ku wada cunaan.
qayilid [m.f.dh]
eeg qayil².
qayilsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof jaad cunay ahaansho.
qayilsanaan [m.f.dh]
eeg qayilsan. ld qayilsanaansho.
qayilsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qayilsanaan.
qayilsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof qaad ku filan siin.
qayilsiin [m.f.dh]
eeg qayilsii.
qay [m.l]
Biyo yar oo wasakh leh oo wadaanta ama darka ka daata oo ceelka agagaarkiisa jiifa.
qay [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-yay, -yday; -yi)
1. Weel, wax yar oo hoore ah daadin. 2. Uunsi shidid.