qayilaad
(m.dh)

Fadhi habeysan iyo sheeko ay dad badani qaad ku wada cunaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qayilaad

barjo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Madaxa hore oo kuusan ee xubinta taranka ragga; dhalfo; fanjar. 2. Qayilaad meel fadhi fiican oo lagu raaxeysto leh lagu qayilo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg