qayilsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Qof jaad cunay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qayilsan

qayilsanaan [m.f.dh]
eeg qayilsan. ld qayilsanaansho.

qayilsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qayilsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg