qayirid
(m.f.dh)

eeg qayir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qayirid

qayir [m.l]
Wax siday ahaayeen si ka duwan noqda ama laga dhigo; beddel; doorsan.

qayir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax midabkiisa, dhadhankiisa, urkiisa iwm. beddelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg