qayladdir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)U q.: war dhiillo leh cid u geyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qayladdir ↴
qayladdirasho [m.f.dh]
eeg qayladdiro. ld qayladdirsasho.
qayladdirid [m.f.dh]
eeg qayladdir.
qayladdiro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Cid si gargaar looga helo farriin u dirasho. ld qayladdirso.
qayladdirsasho [m.dh]
ld qayladdirasho.
qayladdirso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld qayladdiro.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg