qayladhaansasho
(m.f.dh)eeg qayladhaanso. ld cilladhaansad, cilladhaansasho, cilladhaansi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qayladhaansasho ↴
cilladhaansad [m.l]
ld qayladhaansasho.
cilladhaansasho [m.l]
ld qayladhaansasho.
cilladhaansi [m.l]
ld qayladhaansasho.
habarwaco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-cday, -ctay)
U h.: qof dhibaato haysato ehelo u qayladhaansasho.
qayladhaansad [m.l]
ld qayladhaansasho.
qayladhaansi [m.l]
ld qayladhaansasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg