qayladhaansi
(m.l)

ld qayladhaansasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qayladhaansi

qayladhaan [m.dh]
Dhawaaq kaalmo dalab ah oo cid loo jeediyo ama loogu digo. ld cilladhaan, qayladhaamo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg