qaylid
(m.f.dh)

eeg qayil².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaylid

galaayuus [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
1. Qaylid, dhaadasho. 2. Nirgo gaajooday olol iyo juuc badan samayn.

qayl [m.l] (-lal, m.l)
Dameer yar oo lab.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg