qayme
(m.l)

ld qiime.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qayme

cayddi [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Nooc mallayga yaryar ka mid ah oo koox-koox isu raaca. 2. Ilmo. 3. Wax yaryar oo aan qayme lahayn. (baay.) Nudo geed oo ka kooban unugyo si firfircoon u qaybsamaya oo soo saara unugyo; unugyadaas oo u meesiyooba nudaha cusub ee geedka.

qaymee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
ld qiimee.

qaymeyn [m.dh]
ld qiimayn.

qiimayn [m.f.dh]
eeg qiimee. ld qaymeyn.

qiime [m.l]
1. Sicirka ay joogto badeecadi. 2. Waxtarka nafley ama wax kale ay leeyihiin. ld qayme, qiimad, qiimo.

qiimee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
1. Nalfey, badeecad iwm qiimahooda sheegid. 2. Cid sharfid. ld qaymee.

qay [m.l]
Biyo yar oo wasakh leh oo wadaanta ama darka ka daata oo ceelka agagaarkiisa jiifa.

qay [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-yay, -yday; -yi)
1. Weel, wax yar oo hoore ah daadin. 2. Uunsi shidid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg