qayoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)Roob wax feeray noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qayoo ↴
dhaqayoobid [m.f.dh]
eeg dhaqayow.
kabawaaro [m.dh]
Joogsashada roob da'ayaa qayoodo. ld kabawaarid.
qayood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg qayoo.
qay [m.l]
Biyo yar oo wasakh leh oo wadaanta ama darka ka daata oo ceelka agagaarkiisa jiifa.
qay [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-yay, -yday; -yi)
1. Weel, wax yar oo hoore ah daadin. 2. Uunsi shidid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg