qayr
(m.l)

ld qeyr.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qayr

laanqayr [m.dh] (-ro, m.l)
Astaan istilaab ah.

ceeriin [m.l]
Miro, hilib iwm oo aan bislaan. ld cayriin, qayriin, qeeriin.

qayraami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Riddo si xoog leh meel ugu shalwin.

qayraamin [m.f.dh]
eeg qayraami. ld qayraamis.

qayraamis [m.l]
ld qayraamin.

qayraan [m.l] (-ammo/-nno, m.dh)
Dhar harag la jilciyey ka samaysan oo waayihii hore la qaadan jirey.

qayraan [m.dh]
Riddo si xoog leh meel loogu tuuro.

qayraansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la qayraamiyey ahaansho.

qayraansanaan [m.f.dh]
eeg qayraansan. ld qayraansanaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg