qayraan
(m.l) (-ammo/-nno, m.dh)

Dhar harag la jilciyey ka samaysan oo waayihii hore la qaadan jirey.

qayraan
(m.dh)

Riddo si xoog leh meel loogu tuuro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qayraan

qayraansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la qayraamiyey ahaansho.

qayraansanaan [m.f.dh]
eeg qayraansan. ld qayraansanaansho.

qayraansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qayraansanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg