qayrab
(m.l)

Orgi yar oo markaa billaabay riyo kudidda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qayrab

qayrabnimo [m.dh]
Qayrab ahaansho.

qayr [m.l]
ld qeyr.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg