qaysho
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-shaday, -shatay)

U q.: qof dhibaateysan cid kaalmo ka dalbasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaysho

qayshad [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg qaysho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg