qeyd
(m.l) (-dad, m.l)

Cad yar oo maro ah oo ilaa laba yaardi dhan oo sida badan ay carruurtu qaataan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qeyd

qeydaddaar [m.l] (-rro, m.dh)
Qof qaynuunka aqoon u leh.

qeydar [m.l]
(qeydar, m.dh) 1. Geed weyn, dheer oo qodxo leh oo balliyada ka baxa. 2. Balli yar.

qeydin [m.l] (-nno, m.dh)
1. Ul weyn; siiqe. 2. Ul yar; dhenged.

qeydo [m.dh]
1. Qaynuun. 2. Ogaal.

saddexqeyd [m.l] (-dyo, m.dh)
Maro haweenku waayadii hore qaadan jireen oo saddex qeyd oo isku tolan ka samaysan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg