qeydar
(m.l)(qeydar, m.dh) 1. Geed weyn, dheer oo qodxo leh oo balliyada ka baxa. 2. Balli yar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qeydar ↴
qeyd [m.l] (-dad, m.l)
Cad yar oo maro ah oo ilaa laba yaardi dhan oo sida badan ay carruurtu qaataan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg