qiblad
(m.dh)ld qiblo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qiblad ↴
jahaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Nafley qiblada u jeedin. ld jihaysii.
qiblee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Wax dhanka qiblada u jeedin.
qibleysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax dhanka qiblada u jeeda ahaansho.
qiblo [m.dh]
1. Jahada kabcada oo ay muslimiintu u jeestaan marka ay dukanayaan. 2. (-ooyin, m.l) Jaho. ld qiblad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg