qiblo
(m.dh)1. Jahada kabcada oo ay muslimiintu u jeestaan marka ay dukanayaan. 2. (-ooyin, m.l) Jaho. ld qiblad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qiblo ↴
jaho [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. ld jiho 1. Afarta qiblo midkood. 2. Doc; gees; dhinac.
qiblad [m.dh]
ld qiblo.
qibleyso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-stay, -satay)
1. (f.g) Cid qiblo u jeedsasho. 2. (f.mg) Waxqiblo u jeedsasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg