qiic
(m.l)

ld qaac¹.

qiic
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

ld qaac².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qiic

qaac [m.l]
Uumi daruur la moodo oo wax gubanaayo ka soo baxa oo hawada ku baaho. ld qiic¹, qiiq¹ (2), qiiqaab¹.

qaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Wax gubanaayo qaac bixin. ld qiic², qiiq², qiiqaab².

qaaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax qaac ka keenid. 2. Haruub qaac ku kululeyn. 3. Ka q.: ruuxaan ka shidid (cid). ld qiici, qiiqi.

qaacid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaac². ld qiicid, qiiqaabid, qiiqid.

qiici [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld qaaci.

qiicid [m.dh]
ld qaacid.

qiicin [m.dh]
ld qaacin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg