qiici
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld qaaci.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qiici ↴
qaaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax qaac ka keenid. 2. Haruub qaac ku kululeyn. 3. Ka q.: ruuxaan ka shidid (cid). ld qiici, qiiqi.
qaacid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaac². ld qiicid, qiiqaabid, qiiqid.
qiicid [m.dh]
ld qaacid.
qiicin [m.dh]
ld qaacin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg