qiil
(m.l) (-lal, m.l)

Wax la cuskado oo shirci ah oo aan aad u weyneyn, laakiin caqli gal ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qiil

baabso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Dareen iyo feejignaan qof leeyahay soo jiidasho. 2. Qof, hanti uusan lahayn u qiil dayasho.

qiilqiil [m.dh]
1. Xaalad halis ah. 2. Q. ah: ciriiri badan oo wax helitaankoodu galo.

qilqiil [m.l]
Xaalad adag ama halis ah oo lagu sugnaado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg