qiimad
(m.dh)ld qiime.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qiimad ↴
midabfaquuq [m.l]
Yasidda iyo qiimadilka, qof lagu sameeyo midabkiisa awgiis. ld midabtakoor¹.
qiimadhac [m.l]
(dhaq.) Hoos u dhicidda qiimaha badeecadda.
qiime [m.l]
1. Sicirka ay joogto badeecadi. 2. Waxtarka nafley ama wax kale ay leeyihiin. ld qayme, qiimad, qiimo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg