qiimayn
(m.f.dh)

eeg qiimee. ld qaymeyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qiimayn

bogaad [m.l]
U bogid; qiimayn.

qaymeyn [m.dh]
ld qiimayn.

sin [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-imay, -intay; -imi)
1. Laba wax ama ka badan isla ekeysiin. 2. Saf iwm qallooc ka bi'in. 3. Caddaalad wax ku maamulid.4. Dhaawac qiimayn. 5. Ku s.: cid maqan wax u sii ilaalin. 6. U s.: hadal joojin.

temmedi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Wax qiimayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg