qiiqbiyood
(m.l)

Uumi-biyood.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qiiqbiyood

jeermis-dilid [m.dh]
1. (daaw.) Hab looga tirtiro jeermiska qalab sida: dhar ama biro ayadoo la isticmaalayo jeermidileyaal. 2. (fiis.) Kul, qiiqbiyood (oomaar), ama reeys iyo kuwo kiimikaad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg