qiiqso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Uunsi iwm shidasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qiiqso

qiiqsasho [m.f.dh]
eeg qiiqso.

xaqiiqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax xaqiiq-dooda helid ama raadin.

qiiq [m.l]
1. Q. isku qarin: hargalulid (qof), iska yeelyeelid (qof). 2. ld qaac¹.

qiiq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
ld qaac².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg