qiiraqiiro
(m.dh)

Xaalad adag ama halis ah oo ay cidi ku sugnaato. ld qirinqiir.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qiiraqiiro

qirinqiir [m.l]
ld qiiraqiiro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg