qiiro
(m.dh)

Dareen ficiltan ku jira oo dadka ku dhasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qiiro

dhiidhi [m.l]
1. Caro qiiro leh oo cid fal xun loo geystay muujiso; xanaaq. 2. ld dhiidhiyid.

dhiidhi [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Cid fal xun loo geystay caro qiiro leh muujin.

faqiiroobid [m.dh]
ld faqiirid.

faqiirow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday)
ld faqiir².

qiiraqiiro [m.dh]
Xaalad adag ama halis ah oo ay cidi ku sugnaato. ld qirinqiir.

qiiroo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Qiiro dareemid.

qiirood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg qiiroo.

shucuur [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Dareen; qiiro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg